Maxay Haweenku U Jecel Yihiin, Cunida Waxyaabaha Mac-Macaan ?
Daraasado
dhawr ah, ayaa iftiimiyey in haweenka ay ku yar yihiin kiimikooyinka
qaar kuwaas oo habdhiska dareen wadayaashu sioo daayaan gaar ahaana
maskaxda.
Serotonin, shaqadeedu
waa mid kala duwan sida inay saxdo, cunto qaadashada qofka, hurdada iyo
inuu qofku noqdo maskax ahaan mid ka bad qaba wer-werka iyo walbahaarka
ama baqdinta.
In ka badan 25
daraasadood ayaa hoosta ka xariiqay in haweenku u nugul yihiin, niyad
jabka, wer-werka iyo baqdinta, tanina waa sababta ay fariin maskaxeedu u
amarayso haweenayda inay cunto mac-macaan badan si sare loogu qaado
heerka serotonin.
Shukulaatada, waxaa laga helaa #phenylethylamine,
isku dhiskan ayaa waxa uu qofka dhigaa mid farxasan oo degan, si
dabiiciya waxaa sidoo kale looga helaa dadka xilliyada qofka uu jacelku
haleelo.
Sidaa isku tihiin cunida, mac-macaanka ?
0 Comments