Si aad miisaanka si degdeg ah ugu kor dhiso, waxaad u baahan tahay in aad raacdo dhawr arimood oo koob kooban.
1-Kordhi Cunataada ( Calorie Increase )
Kordhi kaloriska cuntadaada oo ka badan inta aad gubanayso, oo ka sareeya 500–1,000 kaloriga ah .
2- Kaarbohaydrat Saayid Ah ( Eat Carbohydras)
Cun cunto caafimaad leh oo hodan ku ah karbohydrates,dufanka caafimaad u roon, iyo booratiinka.
3- Sharaabada Nafaqada Leh ( Drink Shakes )
Cabida, sharaabada naqada sare leh waxaa ku badan, kalooriga, iyo borotiinka haddii aad ka ku daasho cunitaanka ama qaali noqdo..
4- Jimciga Joogtada Ah (Regular Exercise(
Waa inaad sameyso Jimicsi gaar ahaan kan sare laagu qaado xooga awooda qofka, si aad u dhisto muruqyadaada iyo inaad kobciso hanaanka cuntadaada, tan oo u wanaagsan ccaafimaadka qodka ah. .
5- Sleep Enough ( Hurdo Kugu Filan Seexo )
Hurdo kugu filan waa inaad si ay kaaga caawiso soo kabashadaada iyo koritaankaaga. qof ahaaneed.
0 Comments