LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Five Habits You must Stop Immediately ( Jooji Shantan Arimood Si Dhakhso Ah )



Waa kuwan shan caadooyin waa in aad isla markiiba joojisaa si aad u hesho nolol caafimaad leh wax soo saarna leh:

1. Dib U Dhigashada

Dib u dhigistu hawlaha waxay kordhisaa werwerka, waxay yareysaa wax soosaarka, waxayna saamaynaysaa tayada shaqadaada.

U kala jajabi hawlahaaga qeybo  yar yar oo lla maamuli karo, adoo isticmaalo farsamooyinka sida habka Pomodoro si diiradda loo sii saaro.

2. Isla Hadalka Taban ( Negative Self-Talk )

Sababta ay waxyeello u leedahay: in si joogta ah loo canaanto naftaada waxay hoos u dhigtaa is-aaminka qofka, waxay abuurtaa walaac, waxayna carqaladeysaa horumarka.

Kula  dhaqan naftaada naxariis kuna bedeli fikradaha taban kuwo wanaagsan ama feker wax dhisaya.

3. Isticmaalka Xad-dhaafka Ah Ee Tiknoloojiyadda (Overuse of Technology)

Waqtiga baadhitaanka xad-dhaafka ahi wuxuu waxyeelayn karaa caafimaadkaaga maskaxda iyo jidhkaagaba, hurdada xumo, iyo dhaawaca soo xidhiidhka la aad la deedahay dadka.

Xaddid isticmaalkaaga tiknoloojiyada, nasashona qaado, lisku day inaad debada ka joogto on mudddo ah aad sameynaya firfircooni dheeriya sida wax akhriska ama jimicsiga jidhka.

4. Naftaada Isbarbardhiga Dadka Kale ( Comparing Yourself to Others )

 Isbarbardhigga joogtada ahi ee naftaada dadka kale, waxay keentaa isku qanacsanaan la'aan, isku filaan in la dareemo iyo niyad jab, 

Diirada saar, kobacaaga nafsi ahaaneed, dejino yoolal shakhsiyadeed, una dabaaldeg guulihii aad gaadhay halkii aad is barbar dhigi lahayd dadka kale.

5- Caadooyinka hurdada liita

Hurdada oo kugu yaraata waxay saamaysaa hsb fahankaaga maskaxeed, dareenkaaga qof ahaaneed, iyo caafimaadka guudba.

 Samee caadoyin joogto aad seexanayso sida inaad, iska ilaaliso shaashadaha ka hor xilliga hurdada, waana inaad seexato 7-9 saacadood oo hurdo ah habeen kasta.

Joojinta caadooyinkan waxay si wax ku ool ah u horumarin kartaa caafimaadkaaga maskaxeed, jidheed, iyo wax soo saarkaaga intaba, 

Post a Comment

0 Comments